Понедельник, 29.04.2024, 06:05
 
Главная Регистрация Вход
Приветствую Вас, Гость · RSS
Меню сайта
Наш опрос
Оцените мой сайт
Всего ответов: 3
 
Главная » 2010 » Март » 29

Moscow 37 ayaa qarax ku dhintay




Dhaawac
Laba qarax oo train-ka dhulka hoostiisa mara ee Moscow lagu weeraray ayay ku dhinteen 37 ruux.
Duqa magaalada Moscow ayaa sheegay in dadka is qarxiyay ay ahaayeen laba haween ah oo midba meel isku qarxisay. Labada qaraxba waxay ka dheceen isku line train. Georgi Kapchits oo ka tirsan Radio Moscow, ayaa Bartan u sheegay in ay magaaladu weli argagaxsan tahay. Georgi Kapchits

Trainka dhulka hoostiisa mara ee Moscow, waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay mid ka mid ah kuwa adduunka ugu casirisan. Waxaa magaalada hoosteeda mara 12 line ama jid oo train, kuwaas oo dhammaantood dhex mara bartamaha magaalada. Dhererkooda marka la isku wada daro jidadkaa trainku waxay gaarayaan 300 oo km.
isu geyn waxay leeyihiin 180 station ama maxaddad laga raaco loogana dego. Isugeyn waxaa maalin kasta raaca dad ay tiradoodu dhan tahay 7 milyan oo ruux. Labada stat ... Читать дальше »
Просмотров: 1057 | Добавил: ilaaliye | Дата: 29.03.2010

Ciidamada Dawlada Oo Maanta Degmada X/Jajab Ka Soo Qabqabtey Dad Ay Ku Eedeyeen Qaraxi Shalay Ka Dhacay..........

Mar 28,2010  by Muqdisho-Gedo-News

 Ciidamada dawladda kmg ah ee soomaaliya ayaa maanta hawlgal ay ka sameyeen degmada X/Jajab ee gobolka banadir ku soo qabqabtey dad ay ku soo eedeyeen inay ka dambeyeen qaraxii shalay lagu dilay gudoomiyihi degmadda X/jajab ee dawlada kmg ah.

Hawlgal ay maanta sameyeen ciidamo ka tirsan kuwa dawlada kmg ah ayaa lagu soo qabqabtey dad tiradooda lagu sheegey 12 ruux kuwaasi oo lagu sheegey inay ka dambeyeen qaraxii shal ... Читать дальше »

Просмотров: 1017 | Добавил: ilaaliye | Дата: 29.03.2010

Бесплатный конструктор сайтов - uCoz
Календарь новостей
«  Март 2010  »
ПнВтСрЧтПтСбВс
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031
Форма входа
Поиск
Друзья сайта
Статистика

Онлайн всего: 1
Гостей: 1
Пользователей: 0