Moscow 37 ayaa qarax ku dhintay Dhaawac Laba qarax oo train-ka dhulka hoostiisa mara ee Moscow lagu weeraray ayay ku dhinteen 37 ruux. Duqa magaalada Moscow ayaa sheegay in dadka is qarxiyay ay ahaayeen laba haween ah oo midba meel isku qarxisay. Labada qaraxba waxay ka dheceen isku line train. Georgi Kapchits oo ka tirsan Radio Moscow, ayaa Bartan u sheegay in ay magaaladu weli argagaxsan tahay. Georgi Kapchits Trainka dhulka hoostiisa mara ee Moscow, waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay mid ka mid ah kuwa adduunka ugu casirisan. Waxaa magaalada hoosteeda mara 12 line ama jid oo train, kuwaas oo dhammaantood dhex mara bartamaha magaalada. Dhererkooda marka la isku wada daro jidadkaa trainku waxay gaarayaan 300 oo km. isu geyn waxay leeyihiin 180 station ama maxaddad laga raaco loogana dego. Isugeyn waxaa maalin kasta raaca dad ay tiradoodu dhan tahay 7 milyan oo ruux. Labada stat ... Читать дальше » |
Ciidamada Dawlada Oo Maanta Degmada X/Jajab Ka Soo Qabqabtey Dad Ay Ku Eedeyeen Qaraxi Shalay Ka Dhacay..........Mar 28,2010 by Muqdisho-Gedo-News
Ciidamada dawladda kmg ah ee soomaaliya ayaa maanta hawlgal ay ka sameyeen degmada X/Jajab ee gobolka banadir ku soo qabqabtey dad ay ku soo eedeyeen inay ka dambeyeen qaraxii shalay lagu dilay gudoomiyihi degmadda X/jajab ee dawlada kmg ah. Hawlgal ay maanta sameyeen ciidamo ka tirsan kuwa dawlada kmg ah ayaa lagu soo qabqabtey dad tiradooda lagu sheegey 12 ruux kuwaasi oo lagu sheegey inay ka dambeyeen qaraxii shal ... Читать дальше »
Просмотров:
1075
|
|
Дата:
29.03.2010
|
...
Читать дальше »
Просмотров:
1062
|
|
Дата:
29.03.2010
|
Просмотров:
1323
|
|
Дата:
09.11.2009
|
Toogashada Texas
Madaxwaynaha Maraykanka, Barack Obama, ayaa ku dhiirigaliyay dadwaynaha Maraykanka in aysan ku degdegin go'aan in ay iska
gaaraan ujeedka uu lahaa sarkaalka dilay 13-ka askari.<
...
Читать дальше »
Просмотров:
1197
|
|
Дата:
08.11.2009
|
Xildhibaanno Duqayntii Bakaaraha Ku Eedeeyeey AMISOMXildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Ku Meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa cambaareeyey duqayntii maanta loo gaystay Suuqa Bakaaraha Xildhibaanadan
ayaa sheegay inaysan u adkaysan karin duqaymo noocan oo kale ah oo
lagula kaco suuqaaasi. Afhayeen u hadlay xildhibaanada oo lagu
magacaabo Bootaan Ciise Caalim ayaa u sheegay saxaafadda in duqayntaasi
ay ka dambeeyeen ciidamada AMISOM. |
Nimco: Guurka askariga duruuf ayaa igu qasabtayNimco Cumar oo ah haweenayda wiilka u dhashay askariga AMISOM ayaa guurkeeda ku sheegtay mid ay aabaheed kubad-baadinaysay Nimco Cumar Sheekh oo ah Haweenayda Soomaalida ah ee wiilka u dhashay mid ka mid ah ciidamada Uganda ee ku sugan dalka Somalia ayaa wareysi ay siisay idaacadda VOA uga warantay qaabkii ay iyada iyo askarigaasi isku barteen. Nimco Cumar waxay sheegtay in askarigaasi uu ahaa dhakhtarka aabaheed oo xilligaasi ku jiray cusbitaal ay ciidamada AMISOM ku lahaayeen Muqdisho. Nicmo waxay sheegtay in askarigaasi daaweynta aabaheed uu ku xidhay shuruud ah inuu guursado, haddi ... Читать дальше » |
5 Nin oo ka soo jeeda Kililka 5aad oo lagu xidhay Bossaso5 nin ayaa la sheegay in lagu xidhay Bossaso. warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in mid ka mid ah shantaasi ethiopia loo gudbiyay Wararka ka imanaya deegaanada Puntland ayaa sheegay in 5 nin oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin ururka ONLF lagu xidhay Bosaaso. Nin ka mid ah shantaasi nin ayay ururka ONLF sheegay in loo gudbiyay oo loo gacan galiyay xukuumadda Ethiopia. Gudoomiye-kuxigeenka ururka ONLF C/dir Xasan Hirmooge “Caddaani” ayaa xidhitaanka nimankaasi iyo gudbinta ninkaasi u sheegay VOA. Caddaani wuxuu maamulka Puntland ku eedeeyay dhacdadaasi. Mar la weydiiyay wuxuu ku xaqiijin karo ragga la xidhay wuxuu sheegay in ehelada ragaasi oo ku kala sugan gudaha Puntland iyo Yemen ay arrintaasi u xaqiijiyee ... Читать дальше » |
Suldaan lagu xiray magaalada BosaasoEhelka Suldaan ka tirsan salaadiinta Puntland ayaa sheegay in Suldaan C/casiis Afgaduud lagu xiray xabsiga Boosaaso. Suldaan caan ka ahaa Puntland ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay kadib markii uu Warbaahinta la hadlay. Dhinaca kalena Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa si ku cel-celis ah isugu dayday inay hesho mowqi ... Читать дальше »
Просмотров:
1260
|
|
Дата:
01.11.2009
|
EU oo Hawlgal ka bilowday Somalia
Warbixinta Hawlgalka
Midowga Reer Yurub ayaa maanta ka bilaabay xeebaha waddanka Somalia hawlgal ay burcad badeeda Soomaalida uga hortagayaan.
... Читать дальше »
Просмотров:
1366
|
|
Дата:
11.11.2008
|