Воскресенье, 28.04.2024, 21:40
 
Главная Регистрация Вход
Приветствую Вас, Гость · RSS
Меню сайта
Наш опрос
Оцените мой сайт
Всего ответов: 3
 
Главная » 2009 » Ноябрь » 01

Xildhibaanno Duqayntii Bakaaraha Ku Eedeeyeey AMISOM

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Ku Meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa cambaareeyey duqayntii maanta loo gaystay Suuqa Bakaaraha

Xildhibaanadan ayaa sheegay inaysan u adkaysan karin duqaymo noocan oo kale ah oo lagula kaco suuqaaasi. Afhayeen u hadlay xildhibaanada oo lagu magacaabo Bootaan Ciise Caalim ayaa u sheegay saxaafadda in duqayntaasi ay ka dambeeyeen ciidamada AMISOM.

Xildhibaannada ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay ka fogaadaan duqayn tan la mid ah inay dhacdo.

Xildhibaan Bootaan Cisse Caal ... Читать дальше »

Просмотров: 6119 | Добавил: ilaaliye | Дата: 01.11.2009 | Комментарии (20)

Nimco: Guurka askariga duruuf ayaa igu qasabtay

Nimco  Cumar oo ah haweenayda wiilka u dhashay askariga AMISOM ayaa guurkeeda ku sheegtay mid ay aabaheed kubad-baadinaysay

Nimco Cumar Sheekh oo ah Haweenayda Soomaalida ah ee wiilka u dhashay mid ka mid ah ciidamada Uganda ee ku sugan dalka Somalia ayaa wareysi ay siisay idaacadda VOA uga warantay qaabkii ay iyada iyo askarigaasi isku barteen.

Nimco Cumar waxay sheegtay in askarigaasi  uu ahaa dhakhtarka aabaheed oo xilligaasi ku jiray cusbitaal  ay ciidamada AMISOM ku lahaayeen Muqdisho. Nicmo waxay sheegtay in askarigaasi daaweynta aabaheed uu ku xidhay shuruud ah inuu guursado, haddi ... Читать дальше »

Просмотров: 1376 | Добавил: ilaaliye | Дата: 01.11.2009 | Комментарии (0)

5 Nin oo ka soo jeeda Kililka 5aad oo lagu xidhay Bossaso

5 nin ayaa la sheegay in lagu xidhay Bossaso. warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in mid ka mid ah shantaasi ethiopia loo gudbiyay

Wararka ka imanaya deegaanada Puntland ayaa sheegay in 5 nin oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin ururka ONLF lagu xidhay Bosaaso. Nin ka mid ah shantaasi nin ayay ururka ONLF sheegay in loo gudbiyay oo loo gacan galiyay xukuumadda Ethiopia.

Gudoomiye-kuxigeenka ururka ONLF  C/dir Xasan Hirmooge “Caddaani” ayaa xidhitaanka nimankaasi iyo gudbinta ninkaasi u sheegay VOA. Caddaani wuxuu maamulka Puntland ku eedeeyay dhacdadaasi. Mar la weydiiyay wuxuu ku xaqiijin karo ragga la xidhay wuxuu sheegay in ehelada ragaasi oo ku kala sugan gudaha Puntland iyo Yemen ay arrintaasi u xaqiijiyee ... Читать дальше »

Просмотров: 1507 | Добавил: ilaaliye | Дата: 01.11.2009 | Комментарии (0)

Suldaan lagu xiray magaalada Bosaaso

Ehelka Suldaan ka tirsan salaadiinta Puntland ayaa sheegay in Suldaan C/casiis Afgaduud lagu xiray xabsiga Boosaaso.

Suldaan caan ka ahaa Puntland ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay kadib markii uu Warbaahinta la hadlay.

Ehelka Suldaankan oo lagu magacaabo C/casiis Yuusuf Maxamud Afgaduud ayaa xaqiijiyay in boliiska magaalada Boosaaso ay saaka xabsiga u taxaabeen Suldaan Afgaduud kadib markii ay ku eedeeyeen inuu warbaahinta u sheegay xadhig Puntland ay u geystay 5 nin oo lagu tuhmay inay ka tirsanaayeen ururka ONLF oo la sheegay in lagu xidhay gudaha Puntland. Boliiska Puntland ilaa haatan iyagu kama aysan hadlin xadhiga suldaankaasi.

Dhinaca kalena Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa si ku cel-celis ah isugu dayday inay hesho mowqi ... Читать дальше »

Просмотров: 1205 | Добавил: ilaaliye | Дата: 01.11.2009

Бесплатный конструктор сайтов - uCoz
Календарь новостей
«  Ноябрь 2009  »
ПнВтСрЧтПтСбВс
      1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30
Форма входа
Поиск
Друзья сайта
Статистика

Онлайн всего: 1
Гостей: 1
Пользователей: 0