U Codee Warkan
Axmed Maxamed Dhoore oo ah Oday 112 Jir ah, Ayaa guursaday Gabadh 17 Sano jir ah, Arooskan oo ka dhacay Degmada Guriceel Waraysgii Axmed Dhoore
Axmed Dhoore ayaa haddaba Guursaday Gabadhan Oo lagu
magacaabo Safiya Cabdulle oo 17 Sano jir ah, Axmed Ayaa sheegay inu
Gabadhan In badan dusha ka fiirsanayey
Axmed Ayaa hore u guursaday Shan Xaas, Waana Xaaskii Lixaad ee u
hore u Guursado, Waxana Arooskiisa la sheegay inu ka soo qeyb galay
Wiil u dhalay oo ilaa Lixdan jir ah
Filed under: Interviews
|